canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Kooxda Leicester City Oo gacanta Ku dhigtay koobka premier league Markii Ugu Horaysay Sawiro. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Kooxda Leicester City Oo gacanta Ku dhigtay koobka premier league Markii Ugu Horaysay Sawiro.

Kooxda kubadda cagta Leicester City ayaa loo gacan geliyey koobka Premier League oo ay markii ugu horreysay ku guuleysteen, iyagoo 3-1 ku garaacay Everton oo ay ku soo dhaweeyeen garoonkooda King Power Stadium.

Kulanka ay la dheeleen kooxda Everton waxaa labo jeer shabaqa soo taabtay Jamie Vardy inkastoo uu gool ku laad ama (rigoore) ka khasaariyey kooxdiisa hadii uu dhalinlahaa goolkaasina waxa ay noqon laheed in VERDY oo goolasha loo yaqaano Sadaxlayda uu koobka ku qaadi lahaa waxa uuna sidoo kale ku goolal ahaan lahaa Xidiga Tottenham werarka kaga ciyaara.

Jamie Vardy ayaa goolka u bilaabay Leicester City daqiiqaddii 5’aad ee bilowgii ciyaarta, waxaana 33’ daqiiqo hoggaanka u adkeeyey Andy King, sidaas ayaa lagu kala nastay kooxda Foxes oo kulanka ku hoggaaminaysa 2-0.

Qeybtii labaad markii dib la isugu soo laabtay Jamie Vardy ayaa kooxdiisa u dhaliyey gool ku laad ama rigoore daqiiqaddii 65’aad isagoo ciyaarta ka dhigay 3-0, inkastoo uu rigoore kale ka lumiyey Leicester daqiiqaddii 72’aad.

Dhammaadkii ciyaarta daqiiqaddii 88’aad, Everton ayaa gool madi ah la timid waxaana u dhaliyey Kevin Mirallas, kulanka ayaana ku soo idlaaday 3-1 ay ku adkaatay kooxda Leicester.

Leicester City haatan waxa ay leedahay 80-dhibcood, iyadoo 10 dhibcood ka sarreysa Tottenham oo ku jirta kaalinta labaad, waxaana caawa loo gacan geliyey koobka horyaalka Premier League oo markoodii ugu horreysay ay sare u qaadeen.

Waa markii ugu horaysay ee kooxdaan ay qaado koobka engiriiska waxa ayna umahad celiyeen dhamaan taageerayaasha iyo xidiga Leicester City macalinka Reer Talyaani oo koobkaan gacanta ugeliyay.

HALKAAN KA DAAWO SAWIARADA.

1 6 8 16 2 17 4 20 11 3 19 10 18 14 9 13 15 7 5

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Safiirkii Dowlada Ruushka ee Qaramada Midoobe oo Mareykanka ku dhintay…
- Feb 21, 2017
Safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay, Vitaly Churkin, ayaa si lama filaan ah ugu ...
Donald Trump oo magacaabay Lataliyihiisa Amaanka Qaran ee Dalka Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa lataliyihiisa ammaanka qaran u magacaabay jeneraal HR McMaster, kaasoo ...
Madaxweyne Farmaajo oo iska casilay Shaqadii uu ka hayay Dalka Mareykanka oo aheyd…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa iska casilay shaqadii uu ka hayey Xafiiska Buffalo ...
Nabadoon Caan ah oo Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho…
- Feb 21, 2017
Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa fiidnimadii xalay ku dilay magaalada Muqdisho Nabadoon la oran ...
Muran wali ka jira Dilkii loo geestay Walalka la dhashay Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi…
- Feb 21, 2017
Dawladda Malayshiya ayaa u yeertay danjirahoodii Kuuriyada Waqooyi ka dib markii uu ka sii ...
Akhriso Beesha Habargidir oo Hal Wasiir kaliya laga siiyay Maamulka Hirshabeelle iyo Hadal heyn Muqdisho ka jirta…
- Feb 21, 2017
Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada ee maamulka Hirshabeele waxaase ...
IMF oo dowlada ka caawineysa Lacagta Cusub ee dhawaan lasoo daabacayo…
- Feb 21, 2017
IMF sanduuqa lacagta adduunka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa lacag cusub oo lasoo daabacay inta ...
Dowlada iiraan oo Digniin u jeedisay Dowlada Mareykanka…
- Feb 21, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iraan, Javad Zarif ayaa Mareykanka u sheegay in uu joojiyo ...
Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Hirshabelle oo la magacaabay…
- Feb 21, 2017
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar ...
Deg Deg Lataliye Sare oo iska Casilay Maamulka Donald Trump ee Marekanka…
- Feb 20, 2017
La taliye sare oo ka tirsan Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka (NSC) ayaa madaxweynaha ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in diyaar yihiin Ciidankii lagula dagaalami lahaa Kooxda Shabaab…
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Farmaajo, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo aaminsan in Farmaajo Kaligiis uusan Waxba Qaban Karin…
- Feb 20, 2017
Madaxweynihii hore ee galmudug maxamed Axmed Caalun ayaa ka hadlay madaxweynaha Cusub ee Somalia ...
Dhageyso Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo digniin u jeediyay xubno ka tirsan Maamulkiisa…
- Feb 20, 2017
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ...
Wararkii ugu danbeeyay Qeyb kamid ah Xildhibaanada Galmudug ee doorashada qaban qaabinaya…
- Feb 20, 2017
xildhibaanada Galmudug ee Cadaado ku sugan isla markana kasoo horjeeda Madaxweynaha Galmudug ayaa wali ...
Dhageyso Faafaahin Saldhig Ciidan oo Mareykanka ka furanayo Deegaanada Hobyo Ama…
- Feb 20, 2017
Faafaahin dheeraad ayaa kasoo baxaya saldhig ciidan oo mareykanka qorsheenayo in uu ka furto ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: