Home galmudug Deg Deg Ciidanka Galmudug oo Gaalkacyo Baaritaano ka Wada iyo Dad lagu...

Deg Deg Ciidanka Galmudug oo Gaalkacyo Baaritaano ka Wada iyo Dad lagu soo Qabtay”

0

Ciidanka Galmudug Ayaa Baaritaano Xoogan ka Wada Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug,

Baaritaanka ayaa la Xiriira Amaanka Gobolka Mudug Madama Laga Cabsi Qabo Weeraro ay Geestaan Kooxda Shabaab,

Baaritaanada Ayaa lagu Sameenayay inta Badan Gawaarida Maraya Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo iyadoo Si Xoogan Loo Baaray Gawaaridaasi,

intii uu socday Baaritaanka Waxaa lagu Soo Qabtay Tahriibayaal Tiro Badan oo La Doonayay in laga Gudbiyo Magaalada Gaalkacyo Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Ayaa Mudug24 u Xaqiijiyay,

ugu Danbeyn Baaritaanadan Ayaa Maalmahan oo Dhan ka Socda Magaalada Gaalkacyo Taasi oo lagu Sugayo Amaanka Magaalada Gaalkacyo,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

Mudug24, Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here