Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Qarax Culus oo ka Dhacay Muqdisho iyo Halka Lala...

War Deg Deg ah:Qarax Culus oo ka Dhacay Muqdisho iyo Halka Lala Beegsaday

0

Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw ka dhacay isgooska Sayidka ee Muqdisho, lamana oga ilaa hadda khasaaraha ka dhashay iyo waxa uu ahaa qaraxan oo jugtiisa si weyn looga maqlay Muqdisho.

Nin naftii hallige ah ayaa isku qarxiyay maqaayad ku taalla agagaarka Sayidka oo la sheegay in la yiraahdo Baar-Bulsho.

Saraakiisha amniga ayaa sheegaya in weli aan la hubin waxyeelada qaraxan uu geystay.

Dhawaan ayay ahayd Markii Sidaan oo kale Maqaayad Ku Taal Sayidka uu isku Qarxiyay nin naftii Haligaa Taas oo Dad Badan ku Geeriyoodeen.

Ad
Previous articleXildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Sheegay Sababta Hakad ugu yimid Dagaalkii lagu Waday alshabaab
Next articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii ismiidaminta ahaa ee Goordhow Dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here