Home Wararka Maanta Gacan ku Dhiiglihii Dilay Salaad Maxamuud Cabdulle oo Gacanta lagu Soo Dhigay

Gacan ku Dhiiglihii Dilay Salaad Maxamuud Cabdulle oo Gacanta lagu Soo Dhigay

0

Ciidanka Boliiska saldhigga Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan inuu xalay degmadaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Salaad Maxamuud Cabdulle, isaga oo ku dilay tooreey kadibna ka qaatay teleefankiisii gacanta, sida uu taliska Boliisku bulshada u sheegay.

Eedeysanaha oo lagu qabtay Xaafadda Jamhuuriya ayaa haatan lagu soo xiray saldhigga Degmada Kaaraan, waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadda Ciidamada” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska Gobolka.

Ad
Previous articleMuxuu qabtaa Guddiga Awoodda Badan ee laga saaray Ilhaan Cumar?
Next articleDowlada Kenya oo ka laabatay go’aan ay ka qaadatay socdaalka Soomaalida 10 sano ka hor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here