Home wararka Dalka Dhageyso Wasiirka Amniga Galmudug oo Weerar Afka ku Qaaday Ahlu-suna”

Dhageyso Wasiirka Amniga Galmudug oo Weerar Afka ku Qaaday Ahlu-suna”

0

Wasiirka Amniga Galmudug oo maanta ku soo laabtay Galmudug Gaar Ahaan Gaalkacyo ayaa Weerar Afka ah Waxa uu ku Qaaday Maamulka Ahlu-suna isagoo ku eedeeyay Maamul aan Rabin Nabad iyo Wada Noolaasho,

Waxa uu u diray Fariin ku aadan in ay Qalalaasaha ka Daayaan Magaalada Dhuusomareeb iyo Shabka isagoo kaga Digay Arimo Badan,

Waa Markii ugu Horeysay uu Wasiirka Amniga uu si kulul ula Hadlo Maamulka Gobolada Dhexe ee Dhuusomareeb ku Sugan,

Hadalka Wasiirka Ayaa ku soo aadaya iyadoo Dhawaan Magaalada Dhuusomareeb ay ka Dhacday Colaad la Xiriirta Maamulka Ahlu-suna iyo Sarkaal lagu Magacaabo Liibaan Madaxweyne oo Dowlada kasoo Goostay,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here