Home wararka Dalka Doorashada Duqa Degmada Gaalkacyo oo La Shaaciyay Maalinta Ay Dhaceyso’

Doorashada Duqa Degmada Gaalkacyo oo La Shaaciyay Maalinta Ay Dhaceyso’

0

sida Warar Lagu Kaalsoonaan karo Ay Mudug24 u Xaqiijiyeen Waxaa Socta Qaban Qaabada Doorashada Duqa Demgada Gaalkacyo ee Galmudug,

Maalinta Sabtida Ayaa Doorashada lagu Wadaa in ay Dhacdo Sida Gudiga Doorashad ay Sheegeen Waxana Doorandoona Xubnihii Dhawaan laga Soo Doortay Dhamaan Xaafadaha Gaalkacyo,

Musharaxiin Badan Ayaa isku soo Diyaariyay Doorashada Waxana Sabtida La filayaa in Gobolka Mudug Gaar ahaan Galmudug uu Yeesho Duqa degmada Gaalkacyo ee Xukuumada Cabdi kariin,

Qaar kamid ah Musharixiinta Cabanaya ayaa la Qanciyay Halka Doorashad ay Tahay Mid Qaab Xalaal ah u Dhaceysa Madama Xubnaha Wax Soo Dooranaya Ay soo Doorteen Shacabka Gobolka Mudug,

Doorashada iyo Wixii ku soo Kordha Lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here