Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Gaas oo Amaan Daro Awgeed uga Baxay...

Dhageyso Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Gaas oo Amaan Daro Awgeed uga Baxay Boosaaso isagoo Go.an Adag Diray’

0

Saacado ayaa kasoo Wareegatay Markii Ganacsado Reer Puntland isla markana Kasoo Jeeda Gobolka Mudug lagu Dilay Magaalada Boosaaso iyo Madaxweyne Gaas oo Halkaasi kasoo Dhaqaaqay,

Xaalada Magaalada Boosaaso Amaankeeda Ayaa Fadhin Tan iyo Markii Dilal iyo Banaanbaxyo Xoogan ay ka Dhaceen Taasi oo Ku Saleysan Sadbursi Xoogan oo Halkaasi ka Jira Sida Dadka ku Doodayaan,

Madaxweynaha Puntland Ayaa Deg Deg ugu Soo Laabtay Garoowe isagoo Ka Hadlay Safarkiisa Dheeraad uu Garoowe kaga Maqnaa Hase Yeeshee Waxa uu ku Dheeraaday Xaalada Boosaaso iyo Dhibaatada Halkaasi ka Jirta,

Halkan Hoose ka dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here