Home Wararka caalamka Denmark oo Jawaab lamid ah Mida Sweden ka Bilowday Xuduuda ay la...

Denmark oo Jawaab lamid ah Mida Sweden ka Bilowday Xuduuda ay la Wadaagto Germany’

1

Dowlada Denmark Ayaa bilowday Baaritaan ay ku Sameneyso Xuduuda ay la Wadaagto Dalka Germany Waxyar un kadib Markii Sweden Bilowday Sharciga ID Leesku Weydiinayo Xuduudaha,

Denmark Ayaa Si Kumeel Gaar ah u Bilowday Sharciga Lagu Weydiinayo Dadka soo Gala Dalkeeda ee kasoo Baxa Dalka Germany Taasi oo looga Dan leeyahay Yarenta Qul Qulka Qaxootiga,

Dowlada Sweden Ayaa Maanta oo isniin Ah Bilowday Sharciga Lagu Hubinayo Dadka soo gala Dalka Sida waydiinta Passporka ay Wataan Ama Cadeymo Muujinaya Waana Markii ugu Horeysay Nus Qarni Laga Bilaabo Arinkaan Dalalka Denmark iyo Sweden,

Sanadkii u Danbeeyay Dalka Sweden Waxaa Soo Gaaray 163,000  Halka Dalka Dermark ay Soo Gaareen 18,000 Waana Labo Tiro oo aad ula Fog,

Dadaalada Ay Bilaabeen Wadamada Yurub ee Xaga Qaxootiga ayaanan la Ogeyn inta ay Socon karaan Madama Saameyn ay ku Yeelaneyso Dadka kale ee Wadanka u Dhashay,

Mudug24, Sweden

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here