Home galmudug Wararkii ugu Danbeeyay Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna iyo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho...

Wararkii ugu Danbeeyay Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna iyo Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho ku Laabanaya’

0

Warar Hor Dhac ah Ayaa naga Soo Gaaraya Magaalada Nairobi Halkaasi oo ku Sugan Yahay Madaxweynaha Galmduug Cabdi kariin Xuseen Guleyd’

Cabdi Kariin Xuseen Guleyd Ayaa Kulamo la Qaatay Axmed Cabdi Salaan oo kamid ah Siyaasiyiin Galmudug kasoo Jeeda Si loo Dhameeyso Qilaafka Labada Dhinac,

Sida Xogta Tilmaameyso Khilaafka Galmudug iyo Ahlu-suna Ayaa Ah Mid Dhamaaday Waxana Madaxweynaha Galmudug uu Maanta Ama Bari la Filayaa in Muqdisho ku Laabto,

Madaxweynaha Maamulka Ahlu-suna Shiikh Maxamed shaakir ayaanan Imaaneen Magaalada Nairobi isagoo Hada Dhuusomareeb ku Sugan,

Masuuliyiin Galmudug ka Tirsan oo aan Weydiinay Waxa Baajiyay Kulankii Ahlu-suna iyo Galmudug ayaa noo Sheegay in Horay Labada Dhinac leeskugu Balamin lakin Madaxweynaha uu u Aaday Arinta Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna,

Masuuliyiin oo Diiday in Magacooda Baahino Waxay intaasi ku Dareen Qaabka Waxa u Socdaan in uu soo Dhamaaday Badi Khilaafka Labada Dhinac,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here