Home Wararka Caalamka Ku Dhawaad 20 Qof oo ku dhimatay Weerar lagu qaaday Masaajid ku...

Ku Dhawaad 20 Qof oo ku dhimatay Weerar lagu qaaday Masaajid ku yaalla Dalka Afganistan

0

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Mazar-e-Shariif ee waqooyiga dalka Afghanistan, sida uu xaqiijiyay afhayeen u hadlay Taliban.

Ad
Previous articleZeynab Maxamed: Gabadh Soomaali ah oo sabab cajiib ah ugu biiri rabta Senate-ka Minnesota
Next articleSharciga Deganaanshaha ayaa laga Ceshanayaa Qoyska oo dhan Hadii midkood uu weeraro Booliska ” Jimmie Ã…kesson ”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here