Home wararka Dalka Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug iyo Raisal Wasaaraha Somalia oo Maanta Qado Sharaf...

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug iyo Raisal Wasaaraha Somalia oo Maanta Qado Sharaf Ka Helay Safiirka Somalia ee Kenya’

0

Waxaa Maanta saacado Kohor Soo Dhamaaday Kulan Qado Ah oo Dhexmaray Safiirka somalia ee Dalka Kenya iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin iyo Raisal Wasaaraha Dalka Somalia Cumar Cabdi Rashiid,

Safiirka Somalia u Fadhiaya Dalka Kenya Jamaal Maxamed ayaa Qado Sharafta ku Casuumay Madaxda Somalia Waxana Dhanka kale Qeyb ka ahaa Wasiiro ka Socda Dowlada Somalia iyo Maamulka Galmudug Sidoo kale Xildhibaano labada Dhinac ah,

Kulan Qadada Ayaa Leesku Xog Wareestay Waxana Sheeko Dheer kadib Madaxda isla Galeen Sawir Xasuus ah kaasi oo Goobta lagu Qaaday,

Raisal Wasaaraha Dowlada Somalia iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa dhankooda Maanta Kulan Dheer Qaatay kaasi oo ku Aadan Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna,

Sida Wararka Tilamaamayaan Waxaa la Filayaa in Wafuud ka Socota Ahlu-suna Ay soo Gaarayaan Magaalada Nairobi iyagoo intaasi kadib La bilaabayo Heshiiska Labada Dhinac,

Mudug24, Nairobi

cabdi qado1 cabdi qado2 cabdi qado3 cabdi qado4

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here