Home Wararka Maanta DEG DEG: Qaraxyo Culus oo Gil Gilay Muqdisho Salaada Subax Kadib

DEG DEG: Qaraxyo Culus oo Gil Gilay Muqdisho Salaada Subax Kadib

0

Wararka ka imaanaya xaafadda Caymiska ee degmada Yaaqshiid, ayaa sheegay in weerar lagu qaaday fadhiisin ciidanka Booliska ay ku sugnaayeen.

Dhanka Hilwaa ayaa iyana laga soo weriyay in laga maqlay jug xoogan.

Dadka degan agagaarka Asluubta ee ku dhow Ex contarool Afgooye, ayaa iyana sheegaya in dhawaqa jug ay maqlayaan kuwaas oo loo malaynaayo Hoobiyeyaal lasoo Tuuray.

xasan Shiikh ayaana Saakay Safar u ah Puntland halka Raysulwasaare Xamse asna usocdo Baladweyne

 

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo Dardaaran Culus u Jeediyay Golaha Wasiirada Soomaaliya Xili uu maantay Safar yahay(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Xasan iyo Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo maanta safaro uga baxaya Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here