Home wararka Dalka Dhageyso- Magaalada Gaalkacyo oo ay ku Soo Badanayaan Dadka Wax Tahriibiya,,

Dhageyso- Magaalada Gaalkacyo oo ay ku Soo Badanayaan Dadka Wax Tahriibiya,,

0

Gaalkacyo (M24) Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Waxaa ku soo Badanaya Dadka Wax Tahriibiya ee Xiriirka la leh Qaar kamid ah Muqalasiinta ku Nool Dalka Sudan,

Gaalkacyo waxaa ka Tahriibay Dhalinta ugu Badan ee Halkaasi ku Sugneyd Waxana Wali ka Jira Tahriibka oo Xiligan loo sameestay Shabakado Wax Tahriibiya kuwaasi oo isku Xiran ilaa Dalka Sudan iyo Libiya oo Ah Halka ugu Danbeysa ee Tahriibka,

Wasaarada Dhalinyada iyo Ciyaaraha Ayaa Sheegtay in Talaabo ka Qaadayaan Kuwa Wax Tahriibiya ee ku Sugan Gaalkacyo iyadoo Dhalin yarada Tahriibay Qaarkood Ay Gaareen Yurub Halka kuwa kale Ay Naftooda ku Waayeen Bada libiya,

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyada iyo Ciyaaraha Galmudug Saadaq Daahir Mire Ayaa Sheegay in Ay Wadaan Qorsho Dhalin yarada Loogu Abuurayo Shaqo,

Gaalkacyo Ayaa Noqotay Meelaha ugu Badan ay Dhalinyada ka Tahriibaan Madama Gobolka ay ka Jirto Shaqo La,an Xoogan,

Dhalinyada qaar ayaa kasoo Dhaqaaqay Magaalada kuwaasi oo Xiligan kusoo Jira Safar Dheer oo ay Rabaan in ay kusoo Gaaraan,

Halkan riix ka Dhageyso Codka Wasir ku Xiganka

tahrib

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here