Home Wararka Maanta Madaxweyne Xassan Sheekh oo magacaabay xubno ka shaqeynaya arrimaha diblumaasiyadda...

Madaxweyne Xassan Sheekh oo magacaabay xubno ka shaqeynaya arrimaha diblumaasiyadda ee u dhaxeeya dalalka Eritrea iyo Soomaaliya

0

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa magacaabay 2 xubnood oo ka shaqeynaya arrimaha diblumaasiyadda ee u dhaxeeya dalalka Eritrea iyo Soomaaliya, iyadoo la fulinayo soo celinta xariirka labada dal iyo Heshiiskii Isdhexgalka ee uu saxiixay MW Farmaajo.

Amb, Omar Idris oo horey usoo noqday Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar, ayaa hada loo magacaabay safiirka Soomaaliya u jooga dalka Eritrea.

Cabdixakiin Faray, oo horey usoo noqday Madaxa NISA ee gobalka Banaadir, Kalkii hore ee Xassan Sheekh, ayaa loo magacaabay u qaybsanaha arrimaha ciidamada ee Safaarada Somalia ku yeelanayso Eritrea.

Labada xubnoodba safarkii u dambeeyey ee MW Xassan Sheekh kutagey Asmara ayay kamid ahaayeen, halkaas ayayna kaga soo hareen oo ay ka shaqo bilaabeen.

Ad
Previous articlePuntland oo ka Hadashay Go,aan SSC Khaatumo ee ah inay ka Baxaan Puntland
Next articleIiraan iyo Sacuudiga oo markii ugu horeysay ka wada hadlay xiisadda Falastiiniyiinta iyo Isaa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here