Home Wararka Somaliya Galmudug Biya dhaamin laga sameeyay deegaano ka Tirsan Galmudug oo Abaara xoogan ay...

Biya dhaamin laga sameeyay deegaano ka Tirsan Galmudug oo Abaara xoogan ay ka jiraan

0

Gurmad biyo dhaamin ah oo Loo Sameeyey Dadka ay Saameeyeen Abaraha Ka jira Qeybo ka mid ah Gobalka Mudug.

Goobaha Laga sameeyay biya dhaaminta oo abaartu saameysay waxaa ka mid ah Deegaano hoos yimaada Degaanka Budbud oo bariga Gobolka Mudug ah ayaa laga sameeyey biyo dhaamintaas.

Waxaana Gurmadkaan biyo dhaaminta ah halkaa ka Sameyey Ururka Talo-wadaag oo ka mid ah Dhalinyaro ka Soo jeeda Deegaanada Galmudug oo abaartu saameysay.

Ad
Previous articleGalmudug oo si Kulul uga Hadashay Dagaal beeleedyada ka socda Deegaanada Galmudug
Next articleWasiir ku xigeenka Gargaarka Soomaaliya oo xaqeejiyay in Wasaaradda laga buriyay 16 ruux oo shaqaale ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here