Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Gaalkacyo oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Safiirkii Hore ee Somalia...

Daawo Sawirada Gaalkacyo oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Safiirkii Hore ee Somalia u Fadhiyay Dalka Kenya,,,

0

Waxaa Galabta Magalada Gaalkacyo Soo Gaaray Amb- Maxamed Cali Nuur Ameeriko Oo Ahaa Safiirkii Hore ee Soomaaliya u Fadhiyay Dalka Kenya islmarkana Waayihii dambe Socdaal ku Marayay Qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya

Ameeriko ayaa waxaa Magalada Gaalkacyo ku soo Dhaweyay Madaxweynihii Hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin Maamulka Gobolka iyo Kan Dagmada iyo Ururada Haweynka

Ujeedka socdaalka Ayaa waxaa uu ku sheegay Ameeriko in ay tahay u Guur Galida Xaaladaha ay ku sugan yihiin Gobolada Dalka Soomaaliya iyo sidii ummada soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan lahaayeen Nabadda Dalka Soomaaliya

Hoos Ka Daawo Sawirada

cali1 cali2 cali3 cali4 cali5 cali6 cali7 cali8 cali9

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here