Home Wararka caalamka Dhageyso=Khilaaf Wali Taagan iyo Aways Cali Siciid oo Sheegay in Waxgaradka Galmudug...

Dhageyso=Khilaaf Wali Taagan iyo Aways Cali Siciid oo Sheegay in Waxgaradka Galmudug ku Saxnaayeen ka Bixista Shirka Dhusamareeb…

0

Maamulka Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Waxa   uu ka Hadlay   Safarkii Dhawaan Waxgarad  ka soo Jeeda GALMUDUG Ay ku  TAGEEN  Gobalka Galgaduud Waxaana  uu  Faah Faahin ka Bixiyay Sababtii keentay  in Waxgaradka Galmudg ay shirkaasi isaga soo baxaan.

 

Gudomiyaha Gobalka Mudug aways Cali Saciid Ayaa Amuurtaasi Saxaafada Uga Warbixiyay Waxana uu Sheegay in Markii Ay Tageen Goobta Ay Arkeen Xaalada ka Duwan Midii hore..

Maamulka Galmudug ayaa u Muuqda Mid ku Qeybsan Arinta Heshiiska Dhuusomareeb Madaama Waxgarad ku Sugan Halkaasi ay sheegeen in aysan jirin Qilaaf Xiligan Taagan oo ku Aadan Arinta Dhuuso Mareeb..

Maamulka Galmudug ayaanan Wali Si Cad u Qeexin Waxa Dhabta ah uu Salka ku Hayo kala Duwanaashaha Shirka Dhuuso Mareeb oo ay Qaarkood isaga Soo Baxeen..

 

Hoos Dhageyso Codka

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here