Home Wararka caalamka Daawo Sawirada=La Heestayaasha u Dhashay Dalka Thailand ee Xarar Dheere lagu Hayay...

Daawo Sawirada=La Heestayaasha u Dhashay Dalka Thailand ee Xarar Dheere lagu Hayay iyo Qaabka ay uga Dhoofeen Garoonka Oshaco ee Galmudug…

1

Afartaani Qof ee xalay laga sii Dayay Gacanta Koox Burcd Badeed ah Ayaa Waxaa ay u dhasheen Dalka Thainlad kuwaasi oo mudda Afar Sano lagu Haystay Deegaano Hoos Yimaada Dagmada Xarar Dheere ee Gobolka Mudug balse Markii Hore laga soo afduubtay Badda Deegaanka Garcad.

 

Sii Deynta Afrtani Ruux Ayaa waxaa gacan weyn ka Geystay Sarkiil ka Tirsan Qarmada Madoobe Gaar ahaan Haayada UNODC iyo Maamulka Galmudug.

 

Inkastoo Madaxda Galmudug iyo Sarkiisha Haayada UNODC Ay ka Gaabsadeen in dadkani lagu siiyat lacaga Madax Fursha ah Ayaa Haddane Warar qaar waxaa ay shegayaan in lagu sii Daayay lacag Madax Fursho ah.

 

Hoos ka Daawo Sawirada

tha1 tha2 tha3 tha4 tha5 tha6 tha7 tha8

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here