Home Wararka caalamka Dhageyso=Xaalada Caafimaad ee Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug ee Puntland…

Dhageyso=Xaalada Caafimaad ee Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug ee Puntland…

0

Farxaan Cali Xaad Oo Ah Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee Dhanka Puntland Oo isgoo ku sugan Magalada Addisa Sabab Ee Dalk itoobiya Oo Wareysi Mid ka mid ah Idaacadaha ku Yaala Gaalkacyo Oo Lagu Magacaabo Radio Gaalkcyo Ayaa waxaa uu Faafahin uu ka bixiyay Xaaladiisa Caafimaad kadib Markii dhawaan Qarax la doonayay in lagu Qaarijiyay uu ka bada baaday.

 

Mudane Xaad Ayaa Sheegay in xaaladiisu ay Tahay Mid Fiican Oo Aad u wanaagsan isagoona tilamamay in dhawaciisa uu ahaa mid isku jira jabniin iyo Dhaawac ka soo Gaaray Qeyba ka mid ah Lugtiisa.

 

Ugu dambeyntii Mudane Farxaan Ayaa ugu baaqay shacabka in ay la shaqeyaan Laamaha Amaanka.

 

Wariye Cawil Maxamuud Cabdi ayaa Gudoomiyaha Khadka taleefanka ku Waraystay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Ku Xigeenka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here