Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Cadaado oo lagu Soo Dhaweeyay Fanaaniin ka Qeyb Galaya Shirka...

Daawo Sawirada Cadaado oo lagu Soo Dhaweeyay Fanaaniin ka Qeyb Galaya Shirka Gobolada Dhexe Bandhigna Halkasi ku Qabtay…

0

Kooxda Faniinta Galgaduud oo Soo garay  Cadaado aya Habeenkii Xalay ahaa Waxa ay Heeso Aad u Macaan ay ku Soo bandhigeen Magaalada Cadado Heesahaasi oo ay u Riyaaqeen Shacabka Cadado oo Run ahaantii aad Xaflada isugu soo Diyaariyay.

 

Faniintan aya Waxa ay ka Qyab Galayan Shirka Maamul u Samaynta Gobalada Dhaxe oo ay Heesooyin Dadka ay ku Dhiiri Galinayan ay ku So Bandhigayan.

 

Habeenkii Xalay aha Ayaa Heeso u Badnaa Dhaantooyin Ayay Soo bandhigeen oo intooda Badan looga Hadlayay ama ay ku Muujinayeen Dareenka Shacabka Gobalada Dhaxe iyo Hawulaha Maamul u Samaynta.

 

Shacabka Cadaado ayaa Aad Ugu Riyaaqay Kooxdan Faniinta ah oo Gobalada Dhaxe ka soo jeeda kuwaasi oo Ay Soo Dhawayn Barlaman kala Kulmeen Shacabka Cadaado.

 

Daawo Sawirada

DSC00029 DSC00030 DSC00031 DSC00032 DSC00033 DSC00035 DSC00037 DSC00038 DSC00042 DSC00046 DSC00051 DSC00052 DSC00053 DSC00056 DSC00057 DSC00059 DSC00061 DSC00063 DSC00065 DSC00066 DSC00067 DSC00069 DSC00072 DSC00073 DSC00077 DSC00078 DSC00080 DSC00081 DSC00086 DSC00088

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here