Home Wararka maanta Dhageyso:-Maamulka Dagmada Ceel-dibir Oo qeylo Dhaan ka muujiyay Xaalada Isbitaalkaka dagmadaas

Dhageyso:-Maamulka Dagmada Ceel-dibir Oo qeylo Dhaan ka muujiyay Xaalada Isbitaalkaka dagmadaas

0
SHARE

Gudoomiyaha Dagmada Ceel Dibir Cabdiraxmaan Sheikh Xasan Jimcaale Oo La hadlay Mudug24.net  ayaa waxaa uu shaaciyay in Haaayada IRC Oo Gacanta ku haysay isbitaalka Dagmadaasi ay rasmi ah uga Baxday Maalintii Shalay Oo Sabti ku beegneyd kadib Markii Haayda ay sheegtay in Dagmada ay joogto Haayad kale oo bixisa Adeegyo Caafimaad islamrkaana sababatay in haayda ay go,aansato in ay joojiso howlaheeda shaqa”

Gudoomiyaha ayaa sheegay in reer ceel dibir ay dib ugu laabanayaan Maalmo Muraga leh oo ay horay ugu soo gudbeen maadama IRC Ka hore dagmada ay ka jirtay dhibaatooyin la xariira xaga Caafimaad xumada islmarkaana mararka qaar laga yaabay in ay dad caafimaad xumo ay ugu geeeriyooda deegaanada Hoos yimaada Dagmadaasi”

Isbitaalka Dagmada Ceel Dibir ayaa waxaa uu sheegay in xilligaani uu yahay mid maran balse lagu wareejiyay Maamulka iyo Shacabka isagoona ugu baaqay Wasaarada Caafimaadka Galmudug;Dowlada Dhaxe ee soomaaliya iyo jaaliyadaha Galmudug in ay kaalmooyin dag dag ah ay la soo gaaraan Shacabka reer ceeldibir”

hoos ka dhageyso codka Gudoomiyha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here