Home Wararka Somaliya Galmudug Howlgal culus oo xalay laga fuliyay Gobalka Mudug

Howlgal culus oo xalay laga fuliyay Gobalka Mudug

0

Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo uuna hugaaminayay Guddoomiyaha Gobolka mudug ee Galmudug mudane Ahmed Xuseen shire Bukhaari ayaa xalay laga sameeyay Duleedka Degmada Bandiiradleey ee Gobolka mudug

Howlka ayaa lagu qabqabtay Gaadiid waday dhuxul sharci daro ah taasoo ah xaalufin dhirta Degaanada Galmudug sidoo kale waxaa gacanta Maamulka ku jira dadkii dhoofinayay dhirta Galmudug

Howgalkaan ayaa daba jooga go,aankii Madaxweynaha Galmudug axmed cabdi kaariye uu horay oga soo saaray dhuxusha iyo ilaalinta dhirta

Ad
Previous articleMaxaa ugu Muhiimsan Qorshaha Xukuumadda Cusub ?
Next articleAlshabaab oo Gubay Tuulooyin Badan oo Hoosyimaado Degmada Matabaan Kadib Duqayntii Shalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here