Home Wararka caalamka Galmudug oo Dib u Furaysa isbitaalo Dhawr ah oo Xirmay…Warbixin…

Galmudug oo Dib u Furaysa isbitaalo Dhawr ah oo Xirmay…Warbixin…

1

Dowlad Gobaleedka Galmuldug ayaa Mudug kadib Shaacisay in Dib ay u Furayso Qaar ka Mid ah isbitaalada Degmooyinka Galmudug oo Daruufo jiro awgeed Xirmay Kadib Markii la Wayay Hay,ado Gacanta ku Qabta oo dadka u Baahan Caafimadka Gaarsiya.

 

 

 

Agaasimaha Wasarada Caafimadka Galmudug Cumar Cabdi Maxamed oo Warbaahinta la Hadlay aya waxa uu shaaca ka qaaday in wasarada caafimadka Galmudug ay xiligan u soo jeesatay in ay wax ka qabato baahiyaha caafimadka ee deganada galmudug waxana uu tilmaamay in ay dib ay u furi doonto wasarada caafimadka galmdug isbitaalka ceeldibir oo mudo xirna waxaana uu shegay in sidoo kalena wasarada ay qorsheynayo in ay wax badan ka qabato baahiyaha caafimad ee shacabka galmdug ay codsanayan.

 

 

 

Waxa uu tibaaxay in dowlada ay ka go,an tahay in baahiyaha caafimadka wax la qabto oo dowlada ay gaarto deganada fog fog ee u baahan in caafimadka la gaarsiyo isla markana dowladu ay wax badan qaban doonto.

 

 

 

Ugu Danbeyn Hay,adaha Samafalka ee caafimadka aya waxa uu ugu baqay in ay si dag dag ah wax uga qabtaan baahiyaha caafimad ee ka jira deganada dowlad gobaleedka galmudug

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here