Home Wararka caalamka Cadaado iyo Dhuusomareeb oo Labaduba isku Diyaarshay Dhismaha Maamulka Cusub ee Gobolada...

Cadaado iyo Dhuusomareeb oo Labaduba isku Diyaarshay Dhismaha Maamulka Cusub ee Gobolada Dhexe Akhriso Halka uu Dhibka ka Jiro…

0

Waxaa Naga Xiga Maamlo Sida Maanta Ay ku Dhawaaqeeyn Maamulka Ximan iyo Xeeb Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Mudug iyo Galgaduud Hase Yeeshee Waxaa Dhibka ugu Badan uu ka Jiraa Halka lagu Qabandoono Maamulkaasi dhismihiisa…

 

Dhuusomareeb oo aanan Markii Hore ku Jirin Marti Galinta Shirkan Gobolada Dhexe Ayaa Xiligan ku soo Biirtay in Shirka Martigaliso iyadoo Xaruunta Ximin iyo Xeeb ee Cadaado Wali isku Diyaarineyso Marti Galinta Gogoshaasi…

 

inkastoo Ay Bulshada Gobolada Dhexe midoobeen isla Markana Tanaasuleen Dhexdoodana Sameesteen Heshiisyo Hadan Dhibka Waxa uu Xiligan ku soo Koobmay Hogaamiyaasha Deegaanadaasi oo Qaarkood lacag ku Qaatay is Hortaaga iyo Carqaladeynta Maamulka Gobolada Dhexe Sida Mudug24 ay u Sheegeen Dad ka Agdhow Hogaamiyaasha…

 

in Gogosha Shirka Taalo Cadaado Waxaa lagu Shaaciyay Heshiiskii ugu Horeeyay ee Muqdisho ka Dhacay kaasi oo lagu Soo Heshiiyay Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe intaasi Waxii ka Danbeeyay Majirin Qilaaf ka yimid Halka ay Taalo Gogosha Hase Yeesheen Dagaalkii Dowlada ku Qaaday Dhuusomareeb iyo Gurceel kadib Waxaa Xoogeestay in Dhuusomareeb Taalo Gogoshada Nabadeed…

 

.Sababta ugu Weyn ee Shirka loogu Riixayo Dhuusomareeb

 

 

Sababo Badan Ayaa leesdhihii karaa Sida Dowlada Somalia oo La Wareegtay Gacan ku Heynta Dhuusomreeb iyo Gurceel kadib Dagaal Halkaasi ka Dhacay oo Ahlusuna looga Saaray Taasi oo keeni karta in Ciidanka dowlada iyo Amison Si Xoogan uga Shaqeeyaan Amniga Guud..

 

Arintaasi Waxa Ay Keentay in la Diyaarsho Goobo Cusub oo Shirka Loogu Talagalay Taasi oo Marka aad Aragto Aamineyso in Dowlada Soomaaliya Ay Qeyb ka Taageertay Hoolka Dhuusomreeb ee Loo Diyaarshay Shirkaasi oo Qaab Caalami ah loo Dhisay lamana oga Hadii Dowlada Qorshahan Waxweyn kala Socoto..

 

 

Riix Halkan Daawo Sida Dhuusomareeb Shirka iskugu Diyaarisay

 

 

 

Dhanka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo lagu Aamaani karo Nabada Gobolada Dhexe Ayaa Goor sii Horeysay isku Diyaarisay gogoshaasi Nabadeed Waxayna soo Bandhigeen Xaruumaha loogu Talagalay Martida inkastoo dowlada ka Baqeyso Weeraro Xoogan in uu kaga Yimaado ururka Al.shaab oo Halkaasi ka Agdhow…

 

ugu Danbeyn lama oga Sida ugu Wanaagsan ee Xalka ugu danbeeya loo Gaaridoono Madama Dhinac Walbo uu Sheeganayo Martigalinta Shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe…

Riix Halkan Daawo Cadaado iyo Guryaha martida loogu talagalay

 

 

 

Exclusive Mudug24

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here