Home hirshabeelle Dhageyso:Qarax ka dhacay Kismaayo, dad la soo qab-qabtay iyo khasaaraha ka dhashay

Dhageyso:Qarax ka dhacay Kismaayo, dad la soo qab-qabtay iyo khasaaraha ka dhashay

0
SHARE

Ilaa Labo Qof ayaa ku dhibatay Qaraxa ka dhacay  Xaafada Guule-wade ee Magaalada Kismaayo kadib markii ciidanka  Axmed Madoobe  lagu Weeraray  Bam Gacmeed.

 

 

 

Labada Qof ee Dhimatay ayaa la soo warinayaa in ay yihiin Ciidamada Maamulka Jubba ee Weerarka lala Bartilmaameedsaday.

 

 

 

Sidoo kale  Maamulka Jubba  ayaa la sheegay in ay Dileen ilaa Labo Ruux oo rayid ah,ka gadaal markii ay haleeshay Rasaas ay fureen heegay Maxamed C/raxmaan Ciise oo kamid ah Dadka Kismaayo.

 

 

 

Wararka ayaa intaa ku daraya in maamulka Kismaayo ay gacanta ku dhigeen Tiro dad ah oo lala Xariirinayo Al-shabaab kuwaas oo ay dhigeen Xabsiga dhexe ee Magaalada Kismaayo.

 

 

 

Halkan ka dhageyso:

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here