Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo Ku Xigeenkiisa oo Meel Fagaara aha Kula Ciiday Shacabka...

Cali Guudlaawe iyo Ku Xigeenkiisa oo Meel Fagaara aha Kula Ciiday Shacabka Ku Nool Caasimada Hirshabeele(Sawiro)

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka, Xildhibaano heer Federaal, Xubno labada gole ee Dowladda iyo Masuuliyiin kale ayaa salaada ciida ku dukaday Xarunta Madaxtooyada Dowladda Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle faray inay  is garabsadaan oo ay si wadajir ah uga shaqeeyaan midnimada iyo wadajirka bulshada, loona gurmado agoonta iyo dadka u baahan in loo gargaaro.

Ad
Previous articleAxmed Karaash oo fagaare kula ciiday shacabka Magaalada Boosaaso(Sawiro)
Next articleFarmaajo oo Masjidka Shuhadada kula Tukaday xubno ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya(Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here