Home Wararka Maanta Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha DF oo joojisay Shaqaalihi Soomalida ee Dibada loo...

Wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha DF oo joojisay Shaqaalihi Soomalida ee Dibada loo dhoofin jiray

0

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la joojiyey Shaqaale ama xoogsato Soomaaliyeed in la qori karo ama dalka laga dhoofin karo.

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay, dhammaaan ruqsadihii iyo shatiyadii horey wasaaradda Shaqadu u bixisey ee la siiyay shirkadaha shaqosiinta dibedda, in la baabi’iyey oo aysan jirin wax lagu dhoofin karo haatan.

Ad
Previous articleAl-Shabaab oo Canshuurta Ganacsatada Soomaalida ugu qaado xafiisyo u dhow Villa Somalia
Next articleAlshabaab oo Laga Saaray Degaan Cadcadeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here