Home ciyaaraha maanta Somali emergency doctors”waa suurta gal in ebola uu somalia soo gaaro”

Somali emergency doctors”waa suurta gal in ebola uu somalia soo gaaro”

0

Ururka Somali emergency doctors (SED) oo k amid ah ururada Caafimaadka ee ka dhisan Somaliya waxa uu shegayaa in ay suurta gal tahay in veros ka Ebola uu imaan karo Dalka Somaliya hadii aan laga cirib tirin   wadamada hada uu hala keeyey ee galbedka Africa.

 

 

 

 

 

Dr Muumin Shiiq ilkahab gudoomiyah Somali emergency doctors (SED Sed waxa uu ugu baqay Dawlada Somaliay iyo bahda Caaafimaadka in laga hortago Cudurkaa halistaa loogana hortagi karo in dadka soogala Dalka lamariyo Baaritaan Caafimaad.

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha Somali emergency Dr Muumin waxa uu ka shekeyey sida uu hada u hayo wadamada dhaca galbeedka africa hana tayo sareeya Dalka Somaliya oo aan lahayn Dawlad kamisha Nolashad Daruurigaa.

Name of the Organization : Somali Emergency Doctors
Acronym : SED
Type of the Organization : Local & Non-profit Organization
Headquarter : Mogadishu
Date of Foundation : 5th March 2010
Geographical Coverage : South & Central Somalia Regions

 

 

 

 

 

Contact person:
Dr. Mumin Sheikh Ahmed Yusuf
Chairman
+2526-1-5630353/6-1-5545687

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here