Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Sabageed, ayaa sheegay in Magaalada Beledweyn uu imaan-doono madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe Xuseen.
Dabageed, ayaa sheegay in haddii uusan imaan Magaalada Beledweyn Cali Guudlaawe, ay doorahada kuraasta uu u wareejin doono Jowhar.
Hadalkaan ayaa Kusoo adaaya ayadoo Shalay Ciidamo Muran Badan Dhaliyay laga Dajiyay Magaalada Baladweyne ee La Rabo in lagu Qabto 25 kursi.
Wali lama Hadali Madaxweynaha Hirshabeele Cali guudlaawe oo markii Hore asagu Codsaday ib Ciidamo lagu Dara Geeya Bakadweyne.
Ad