Home Wararka Maanta Yaa saakay Haysta oo ku sugan Magaalada Biyacade oo shalay Dagaalo ay...

Yaa saakay Haysta oo ku sugan Magaalada Biyacade oo shalay Dagaalo ay ku qabsadeen?

0

Xaalada Degmada Biyacade oo shalay dagaalo saacado badan qaatay oo ku dhacay  dagaalkaan ayaana qaatay inkabadan lix saacadood xaalada ayaana saakay la sheegay inay dagantahay.

alshabaab ayaana gudaha magaalada shalay dagaal ku qabsaday qaybo ka mid ah alshabaab ayaana fuulay masaajidka magaalada oo sadex biyaano ah kuwaas oo ay la fuuleen qoryaha waawayn.

Duqaymo Culus ayaa xalay lala beegsaday kooxda alshabaab ee ku sugnaa Gudaha Magaalada Biyacade Alshabaab ayaana shalay isku dayay inay qabsadaan saldhiga Ciidamada dowlada ee degmada biyacade Balse ciidamada dowlada ayaana taas ka diiday oo si wayn isaga difaacay kooxda alshabaab.

Dowlada Soomaaliya ayaa Maantay isku dayaysa inay Alshabaab kasaraan meelaha ay kaga suganyihiin sida masaajida wayn oo rag naftii haligayaal ah ay saaranyihiin.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleMadaxweyne sisi oo farriin deg deg ah u diray dhigiisa Afwerki
Next articleXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warsaxaafadeed soo saaray qaylo dhaan ka muujiyay xaaladda dalka