Home Wararka Maanta Yaa ku Wehliya Xamsa Safarka Baydhabo iyo Qorsha Safarkaan?

Yaa ku Wehliya Xamsa Safarka Baydhabo iyo Qorsha Safarkaan?

0

Raysulware Xamse iyo Taliyaha NISA Sanbaloolshe ayaa ku baxay sidii loo xalin lahaa Khilaafka Villa Somalia iyo Koonfur Galbeed, iyadoo uu MW Xassan Sh ka walaacsan yahay in dhanka Baydhabo dhawaaq doorasho laga sameeyo, maqnaanshaheeda madashana ay dhaawici karto in madaxdii DG Koonfurtu ay katageen xili xasaasi ah, iyadoo horey ay PL u maqnayd.

Safarkan waxaa ku jira Xamse, Sanbaloolshe, Xildhibaan Nuux iyo mudane baarlamaan, dhammaan golaha wasiirada ayaa laga reebay safarka.

Yoolka ugu weyn waa in Laftagareen madasha lakeeno Madasha Wadatashi Qaran oo Dhowrjeer u Baaqatay Laftagareen.

Tani waa tijaabo adag oo uu Maraayo Xamse Cabdi barre oo Xasan Shiikh Gadaal ka Riixiiyo laftagareen ayaana Mudo Xariir Wanaagsan lalahayn Dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Qaraar oo Wali Kasocd Gobalka Mudug
Next articleWasiir Fiqi oo wacdaro ka Dhigay Dalka Masar(Sawiro)