Home Wararka Maanta Yaa Ka Danbeeyey Xilka Qaadistii Rasulwasaare ku xigeenka Dalka Saalx Jamac

Yaa Ka Danbeeyey Xilka Qaadistii Rasulwasaare ku xigeenka Dalka Saalx Jamac

0

Waxaa Maantay Xubinimadii Aqalka Sare iyo Ka Mid ahaan Shaha Baarlamaanka Soomaalita Laga Saaray RasulwasaRe Ku xigeenka Dalka Salaax Maxamaed Jaamac.

Gudoomiye CABDI XAASHI saaka wuxuu isticmaalay sharciyadii Madashii Midowgii Musharaxiinta ay siiyeen 2021-kii, oo ahayd in kuraasta beelaha Dirta Waqooyi, isagu masuul ka yahay, Muuse Biixina ku raacsanaa.

2021-kii ilaa 2022kii doorashadii Dad-banayd Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi, waxay isku haysteen cida hoggaaminaysa beelahan, laakiin saaka Cabdi Xaashi ayaa baneystay.

Loolanka doorasho ee Hargeysa ka socda ayaa ka dhexbilowday dhinacyada Muqdisho ee Beeshan, Saalax Jaamac, oo uu Gudoomiye Cabdi Xaashi kaga guuleystay guddoonka Aqalka Sare, ayuu ku bedelay saaka Saleebaan Iidle oo katirsan kooxda Madaxweyne Xassan Sheekh.

Salah Jama, RW kuxigeenka uun ayuu maalmo ku hakan karaa, Markii lays qabsado Xassan-na lays kula tago Labadooda kii fudud la arki doonaa!

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Raysulwasaare Ku xigeenka soomaaliya oo Laga Cayriyay Aqalka sare laguna Badalay…
Next articleAlshabaab ku Sugnaa Ceelbuur oo Dagaal Culus lagu Qaaday