Home Wararka Maanta Xujeydii ugu horreysay sanadkan ee ka tagta Soomaaliya oo gaartay dalka Sucuudiga

Xujeydii ugu horreysay sanadkan ee ka tagta Soomaaliya oo gaartay dalka Sucuudiga

0

Soomaaliya sanad kan waxa ka xajin doona 11,500 oo qof, kuwaas oo dufacadii ugu horreysay ay gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawara.

Labo duulimaad oo ay la socdeen xujey gaareysa 296 qof ayaa toos uga dagay magaalada Madiina, halkaas oo ay uga bilaaban doonto siyaaradda iyo ku cibaadeysiga masjidka nabi Maxamed NNKH.

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in si isdaba jooga ah Soomaaliya uga baxaan xujeyda dooneysa in sanadkan ay gutaan acmaasha xajka.

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoono Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay

Dowlada Somaliya oo Xirtay Dhamaan Website-yada Xiriirka lalahaa Kooxda Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha ah oo ay Al Shabaab lahaayeen, iyadoo horay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg
Ad
Previous articlePuntland oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan shirka ka socda Villa Somalia
Next articleDawladda Federaalka oo carabta garab uga dooneysa doonisteeda xubinimada Golaha Amaanka