Home Wararka Maanta Xubno sare oo ka Tirsana alshabab oo Howlgal Lagu Dilay

Xubno sare oo ka Tirsana alshabab oo Howlgal Lagu Dilay

0

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gallo qorsheysan oo ay si wadajir ah ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland uga sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Somalia.

Howl-gallada ayaa waxaa lagu beegsaday deegaano ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab oo ku yaalla duleedka degmada Jamaame ee gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in inta ay socdeen howl-galladu ay dagaallo dhex-mareen labada dhinac, kuwaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiil u hadashay ciidamada dowladda ayaa waxa ay sheegeen in howl-galladan ay ku dileen ugu yaraan 10 ka tirsanaa Al-Shabaab, ayna sidoo kale nolosha ku qabteen 6 kale.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMaraykanka oo Talaabo cukus oo dhabar jab ku ah Ruushka Qaaday
Next articleDil Goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho