Home Wararka Maanta Xubno ka tirsan Al shabaab oo la soo qabtay(Sawiro)

Xubno ka tirsan Al shabaab oo la soo qabtay(Sawiro)

0

Guutada Birjeex ee ciidamada Daraawiishta  Jubbaland ee ka hawlgala deegaanka Buulo-xaaji  oo dhawaan laga xoreeyay Al-shabaab ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaano hoostaga Buulo-Xaaji.

Howlgal qorsheysan oo ay halkaasi ka fuliyeen ayey ciidamadu sheegeen iney ku soo qabteen mootooyin sadex ah oo ay wateen raggan la soo xiray

Mootooyinka ay ciidamadu soo qabteen waxa ay ku soo qabteen oo isticmaalayay labo dagaalyahan oo Col. Cabdikaafi Dayib Talyaha Guutada Birjeex ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Jubbaland oo si gaara ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadu ay ku raad joogaan xubno kale ooo xogtooda ay hayaan.

Ad
Previous articleXasan shiikh oo Jawaab Kulul Siiyay Abiya Axmed
Next articleAlshabaab oo laga Saaray Deegaan muhiim ah oo waqti Dheer Maamulaayeen