Home Wararka Maanta Xildhibaano Farabadan oo Maantay Qaatay Shahadada Xildhibaanimo(Akhriso Magacyada+Sawiro)

Xildhibaano Farabadan oo Maantay Qaatay Shahadada Xildhibaanimo(Akhriso Magacyada+Sawiro)

0

Tiradii ugu badneyd Xildhibaannada iyo Senatarada laga soo doortay Puntland ayaa maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Guddiga FEIT

1. Mohamed Adam Dini GSH#036
2. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
3. Said Ali Muse GSH#027
4. Ismail Shire Jama GSH#142
5. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
6. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
7. Abdullahi Farah Mire GSH#228
8. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
9. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
10. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
11. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
12. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
13. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
14. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
15. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
16. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
17. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
18. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190.

 

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleRaysulwasaarihii Hore oo Ku taliyay in la Xakameeyo Dhaq dhaqaaqa NISA
Next articleTaliye Ku Xigeenkii Hore ee NISA oo sheegay inay Xildhibaano dhawaan lasoo Dooratay is Qarxin Rabaan