Home Wararka Maanta Xildhibaan Sanyare” Deni Waxaan u jawaabaya markii 4 walalihiisa uu qabrigooda dhagax...

Xildhibaan Sanyare” Deni Waxaan u jawaabaya markii 4 walalihiisa uu qabrigooda dhagax dhigo oo Puntland dhig iyo dhaqaale u ku bixiyo”

0

Xildhibaan Sanyare oo Jawaab Kulul Siiyay Deni oo Shakay Yiri Reer Mudugoow I Cafiya Dabigaan Idin ka Galay Markaan Idin Xulay Xildhibaan Sanyare iyo Kuwa Lamid ah.

Xildhibaam Sanyare ayaana Kusoo Jawaabay Qoraalkaan

Maanta kama jawaabayo hadalka ka sooyeeray MW Deni, sababtuna waxay tahay, anigu Puntalnd waa usoo halgamay oo waxaan kamid ahaa Jabhadii SSDF ee dheegoodii Puntland lagu dhisay, 40 sano kahor ayaan dhiigaygii u bixiyay dadka iyo dalka reer Puntland, intii Punland dhisnaydna waxaa iga galay wax qof bixiyo wixii ugu qaalisana, sxbkey Said Deni Puntlanda dhiig iyo dhaqale midna kama galin ee waa uu ka faa’iiday,

Waxaan u jawaabaya markii 4 walalihiisa uu qabrigooda dhagax dhigo oo Puntland dhig iyo dhaqaale u ku bixiyo,

Reer Mudug na anigu alow u gargaar oran mahayo, sababtoo ah in ilaahay u gargaaro marabaan.

Dagaalka Deni iyo Sanyare ayaa Ka Bilowday Qoraalkaan oo Usoo Sanyare Dhawaan Soo Daabacay

Mashruucaan wuxuu soo bilowday 2012 intuu jidka kusoo jiray, waxaa wasaarada hawla guud & guryaynta soomaray 8 Wasiir, waxaa sarfaygii ugu horeeyay samayeeyay Wasiirkii 6aad ee xukumadii Mohmaed Hussein Rooble.

Mashruucan lagu dhisi lahaa wada isku xirta Galkacyo iyo Xarfo, oo ah wado dhererkeedu dhanyahay 67km, waxaa lasoo ogalaaday 1Aug wasaraduna waxay dhajisay 2Aug in loo tartamo.

Waxaa nasiib daro ah oo an marna caqligu aqbali karayn, Wasaaradda hawlaha guud & guryanta Puntland inay joojisay wadadii muda intaas le,eg lasugayay, waana nasiib daro weyn, Laakiin dadka reer Mudug anigu alow u gargaar caawa oran maayo, sababtoo ah ayaguba marabaan in ilaahay u gargaaro.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Sababta losoo Hormariyay Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya
Next articleWarar Hordhac ah oo laga Helay Heshiiska Bada ee Soomaaliya iyo Itoobiya