Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo Dhawaan dhaleeceey Xasan Shiikh oo Xil loo magacaabay

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo Dhawaan dhaleeceey Xasan Shiikh oo Xil loo magacaabay

0

Golaha Wasiirada XFS ayaa goordhow ansixiyay magacaabidda Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo loo magacaabay Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.

Mustaf Dhuxulow ayaa horay Xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumaddihii KMG iyo Xukuumadihi rasmiga muddo labaatan sano ayuu ahaa Xildhibaan Baarlamaan laga soo bilaabo xilligii Mbagathi.

Dhuxuloow ayaa Asbuucaan Saxafada Kasoo Muuqday asagoo Shaaciyay in Xasan Shiikh Meel cidla ah uga Tagay Dadkii Soo doortay oo Asagu ka mid ahaa Sheegayna Inuusan Hada kadib Aamusnaan doonin.

 

 

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay Waxa Ka dhacay Raaskanboooni
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Shalay iyo Cida lagu wareejinaayo Maxabiistii Shalay la qabtay