Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ayaa Maamul cusub u magacaabay Degmada Hobyo
Muran taagnaa maalmahan Golaha deeganka iyo sida loo qeybsanayo ayaa ugu danbayan meesha laga saaray in gole deegaan la dhiso taa badalkeedana Godoomiyaha magacaabis ku yimaado.

Qoor Qoor ayaana Beesha Sacad Umagacaabay Degmada Hobyo Halka Beesha Saleebaana Lasiiyay Gudoomiye Ku xigeenka Khilaafkaan Ayaana Hakad Galiyay Howlgalkii Kasocda Galmudug oo Alshabaab looga Xoraynaayay Deegamadaas.
Ad