Dhawaan ayay ahyd Markii Magaalada Gaalkacyo lagu Qabtay Shir lagu Heshiinaayay beelaha Laylkase iyo Beesha Sacad kaas oo Dhowr maalmood ka socday Gaalkacayo.
Shalay Ayaa LA sheegay inuu nin Waalnaa oo kasooJeeday Beesha Sacad u Galay Dhulka ay Dagto Beesha Laylkase kuwaas oo Gacanta Ku dhigay.
Haween U Dhashay Beesha laylkase ayaa Ninkii Waalnaa Kaduubay Vedio kuwaas oo Ugu Hanjabaayo inay dili Doonaan ninka Waalan ayaana Codsaday inaan laga Duubin laga Duubin Vedio.
Beesha Laylkase ayaana ninkii Waalnaa Xalay Saqdhexe Dilay kuwaas oo Ciidamada Isku Dhafka ah ee Puntland iyo Galmudug u Diiday inay Qaadaan Maydka ninka ay dileen.
Beesha Sacad oo aad ugu Xumaaday arinkaan Ayaa Wacad ku maray in ka aar gudan Doonaan Beesha Laylkase Xiisad Culus oo Coladees ayaana Laga Dareemayaa Duleedka Gaalkacyo.
Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay
Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.
Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg
Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad