Home Wararka Maanta Xasan Shiikh oo Markale Xirtay Tuutaha Dagaalka Gaarayna Furimaha Dagaalka(Sawiro)

Xasan Shiikh oo Markale Xirtay Tuutaha Dagaalka Gaarayna Furimaha Dagaalka(Sawiro)

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.

Ad