Home Wararka Maanta Xasan Shiikh oo ku adkaaday Qodobkii koowaad iyo Axmed Madoobe oo jawaab...

Xasan Shiikh oo ku adkaaday Qodobkii koowaad iyo Axmed Madoobe oo jawaab laga Sugaayo

0

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa ku adkaaday maantay Qodobkii koowaad ee dhismaha Guddiga Doorashooyinka Xasan shiikh ayaana Diiday inuu Dib u dhigo Codaynta Maantay Dhacday Gudi kasocda Dowlada Kenya oo Dhexdhexaadinaayay Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe ayaana Xasan Shiikh usoo jeediyay Inuu Dib u dhigo codayntii Maantay Dhacday.

Axmed Madoobe ayaa Asna La filyaa inuu Qaado jawaab Deg deg ah asagoo Laga Filaayo inuu shaaciyo Jadwalka Dorashadiisa Si uu isku doorto.

Baarlamaanka Labada aqal ayaa Maantay Siwadajir ah ugu codeeyey Xeerkii Lagu dhisi lahaa 18 xubnood ee Guddiga Doorashada 172 Xildhibaan oo Fadhiyay Golaha ayaa Si aqlabiyad leh ugu codeeyey Xeerkaan.

wasaarada Arimaha Guddaha ayaa la Filayaa inay Dhawaan soo Magacowdo 18kaan Xubnood kadibna la Horgeeyo Golaha wasiirada Soomaaliya Markay ay ansixiyaana Markale Baarlamaanka la horgeeyo si ay u ansixiyaan.

Xasan Shiikh ayaa waxaa ka go’an in maalmo gudahood uu ku dhisto Gudigaan Sidoo kale axmed Madoobe ayaa Asna raba maalmo gudahood inuu isku doorto taas oo ka dhigan in Jubaland iyo xasan Shiikh kala Tageen.

xasan Shiikh oo Haysta Guddi Doorasho iyo axmed madoobe oo asna is doortay ayaa La filayaa inay wad hadlaan markale Xasan Shiikh ayaana Haatan u muuqda mid dhagaha ka Furaystay Maqnaanshaha Puntland iyo Jubaland.

 

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Baarlaanka Soomaaliya oo Markale Garab Istaagay Xasan Shiikh
Next articleRag sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Maantay Muqdsho lagu qabtay