Home Wararka Maanta Xasan shiikh oo Galabtay gaaray Jabuuti Xili Uu Toos Uga Yimid Dalka...

Xasan shiikh oo Galabtay gaaray Jabuuti Xili Uu Toos Uga Yimid Dalka Dibadiisa

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaarey dalka Jabuuti gelinkii dambe ee Maanta, waxaana kusoo dhaweeyay dhigiisa Ismaaciil Cumar Geelle oo kawada hadlayaan xoojinta xiriirka labada dal.

Booqashada Jabuuti ayaa ah lugtii ugu dambeysay safar dheer oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku tagey Norway, Switzerland iyo Turkey.

Xasan shiikh ayaana Turkiga Kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Halka uu Norway Uga Qaybgalay Shir Wax Badan Maqaamkiisa Madaxweyne Ka Hooseeyey.

Dadka Falanqeeya Siyaasada Ayaana Xasan Shiikh Ku tilmaamay Inuu Boorsado Ku ritaday dowladnimadii Soomaaliya oo Asaga Ka qaybgalaayo Shikriii Raysulwasaraaha Iyo Wasiirada Loogu Talagalay.

Ad
Previous articleMa Dhabaa in Beri Asad Diyaano loo Magacaabi Doono Taliye Booliska Soomaaliya?
Next articleCiidamada Kenya oo Nairobi ku Xiray Laba Xildhibaan oo Baarlamaanka Soomaaliya Ka Tirsan