Home Wararka Maanta Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan...

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Garoonka Adan Cadde ku Dilay nin Kenyaan ah oo Xukun Lagu Riday

0

Xasan Cabdiraxmaan Indha-Yare oo Dhawaan Si kama ah u Dilay enjineer u Dhashay Dalka Kenya oo Dhisaayay Guri ku Yaalka Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho  ayaa Maantay Xukun lagubTiday .

Xasan ayaa lagu xukumay Shan-sano oo Xabsi Ciidan iyo bixinta Magdhowda Injineer Fredrick Odhiambo Owino oo ahaa kenyan ka shaqeynayay dhisma ka ag dhow garoonka Aadan Cadde.

kas dhaaf ayay Maxkamadda u cusukatay Xukunka in Jineerka Dhintay ayaa Xabad uu Xasan Kor u riday ugu Tagtay Dabaq uu Saarnaa oo uu dhisme Kawaday.

Ad