Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho kasocda xafladda saxiixa heshiiska dhismaha ee Dekadda Hobyo, heshiiskan waxaa wadajir u galaya Hobyo Invesment iyo METAG Holding oo ah labadii shirkadood ee dhisi lahaa.
Hobyo Invesment waxay gacanta ku heysaa 70%, Malaayiinta dollar ee dhismaha dekadda Hobyo. Madaxweynaha Galmudug, Msharraxiin doonaya kursiga Madaxweynaha, ganacsato qeybaha kale ee bulshadda ayaa munaasabadda jooga si marqaati ay noqdaan saxiixa heshiiska dhismaha Dekadda Hobya oo dhismaheeda la billaabayo hadda markuu saxiixo dhammaado.
Mustaqbal wanaagsan ayey u tahay Hobyo iyo dekaddeeda dhismaha iyo saxiixa maanta ee Dekadda Hobyo Godan.
Ad