Xafiiska Hanti dhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray qaar ka mid ah masuuliyiintii hore ee hay’adaha Dowladda oo la maqan gaadiid ay leeyihiin hay’adahaasi inay dib u soo celiyaan gaadiidkaas muddo labo isbuuc gudahood ah.
Qoraa ka soo baxay Xafiiska Hanti dhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in gaadiidkaas ay yihiin hanti dowladeed, ayna sharci daro tahay iney heystaan shaqsiyaad gaar ah oo aan hadda wax xilal ah ka heynin dowlada
Ad