Home Wararka Somaliya Galmudug Wiil 12 jir ah oo Si arxan Dara ah loogu Gowracay Galmudug...

Wiil 12 jir ah oo Si arxan Dara ah loogu Gowracay Galmudug iyo dad kale oo aano qabiil loogu dilay

0

Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku noolaa deegaan ku dhow Caabudwaaq ayaa waxaa dilay dabley hubeysan oo kasoo jeeda Cadaado.

Ayaanle dilkiisa waxaa loo adeegsaday Faas, oo wey bireeyeen kadibna gacmaha ayaa laga jaray.

Arintaan ayaa daba socota dilal aano qabiil oo maalmihii u dambeeyay ka soconaya Mudug iyo Galgalgaduud.

Isla xalay wiil iyo walaashiis ayaa iyana Aano qabiil loo dilay isla Galguduud sida ay wararku nagu soo gaarayaan

Ad
Previous articleQodobo Xasaasi ah oo Laisku Raacay Shirka Golaha Wadatashi Qaran ee Wali Ka socda Muqdisho
Next articleNin isku dayey inuu gubo Macbad ay Yuhuudu leedahay oo la toogtay (Sawirro)