Qof ayaa Albaabka isku Qarxiyay kadibne maleeshiya Hubaysan ayaa gudaha u gashay oo Sedax ah.
Laba kamid ah Goor hore ayaa Loo Diray meeshii ay rabeen halka midkii u dambeeyay uu soo gaaray Maqribkii Caawa xilliga Somalia.
Dhammaan sedaxdooda waa la Dilay waxa ayna Xernaayeen Dhar Ciidan oo ay ka hoos Gashteen Dhar Shacab.
Ciidamada Madaxtooyada Jubbaland iyo kuwa Sirdoonka ayaa howlgalka wada galay.
Dad rayid ah oo aan tira Rasmi ah la shaacin ayaa ku dhintay Weerarka oo xilli Mashquul badan ku soo beegmay Duhurradii maanta.
Ad