Home Wararka Caalamka Waxaa sii kordhaya Tirada Dadka u dhimaya Qabowga ka jira Dalka Mareykanka

Waxaa sii kordhaya Tirada Dadka u dhimaya Qabowga ka jira Dalka Mareykanka

0

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku naf waayay duufaanta Christmas-ka ee dalka Mareykanka, sida lagu sheegay dulmar uu sameeyay NBC.

Dhimashada ayaa la xiriirta shilalka gaadiidka, qabowga daran iyo sababo kale oo cimilada la xiriira.

Ad