Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wasiiro iyo Gudoomiyeyaal Durbaba Ka Mid noqday Dadka Ku Geeriyooday Qaraxyada Ruxay...

Wasiiro iyo Gudoomiyeyaal Durbaba Ka Mid noqday Dadka Ku Geeriyooday Qaraxyada Ruxay Baladweyne(Sawiro)

0

Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhashay Laba Qarax oo Is xigxiga oo Goordhow ka Dhacaday Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee Magaalada Baledweyne

Dadka ku Geeriyooday Qaraxyada Waxaa kamid ah Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Hirshabelle Sakariye Hure iyo Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullaahi Maadeey

Qasaaro kala duwan ayay Sababeen Qaraxyada Waxaa socday Daad Gureyn dadka Dhaawacyada ay soo Gaareen kuwaasi oo loo Qaaday Isbitaalada Baledweyne.

Ad